(Akhriso) Qaar ka mid ah Madaxda beri ka qeyb galeysa Xaflada Caleema saarka

Magaalada Muqdisho waxaa la filayaa iney beri soo gaaraan madax iyo wufuud ka qeyb galeysa caleema saarka Madaweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Max’uud. Madaxweynaha la caleema saarayo ee dalka Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud, ayaa ku guuleystay madaxnimada doorasho dhacdey bishii hore. Waxaa uu xilka kala wareegay Maxamed C/llaahi Farmaajo oo jagada ugu sareysa dalka hayey muddo … Continue reading (Akhriso) Qaar ka mid ah Madaxda beri ka qeyb galeysa Xaflada Caleema saarka